Wasiirka Warfaafinta Somaliland ” Qofkii Waxyeeleya Qof Ajaanib ah Talaaba Laga Qaadayaa”(dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta Somaliland ” Qofkii Waxyeeleya Qof Ajaanib ah Talaaba Laga Qaadayaa”(dhegayso)

Tan iyo markii ay bilaabatay Colaada Somaalida iyo qoomiyadda Oromadda ayaa waxaa jira cabsi xoogan oo so foodsaaraty qoomiyadda oromada ,taas oo keentay in Somaliland ay isaga cararaan oromadda.

Hadaba Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Saxardiid”Cdaani” oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa uga digay Shacabka Soomliland in ay waxyeeleeyaan dadka Ajaanibta kala duwan ah ee ku sugan deegaanada Soomaaliland,isago sheegay in Talaabo sharciga Waafaqsan laga qaadi doono qofkii waxyeeleya qof Ajaanib ah.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com