Mexico Dhul Gariir Ku dhuftay 230 Qof Ayaa ku dhintay (Sawiro)

Mexico Dhul Gariir Ku dhuftay 230 Qof Ayaa ku dhintay (Sawiro)

Inta la ogyahay 230 Qof ayaa ku dhimatay Dhul Gariir ku dhufat Dalka Mexico, kaas oo saameyn badan ku yeeshay Caasimadda dalkaas ee Mexico City.

Masuuliyinta Dowladda ayaa xaqiijiyeey in dhimashada ay sii kordheyso iyada oo markii 1aad dhimashada ahayd 125 Qof laakiin hadda ay ku dhowdahay 235 Qof.

Madaxweynaha Dalka Mexico Enrique Peña Nieto; ayaa sheegay in 20 Carruur ah iyo 30 Haween ah la la’yahay kaddib markii Iskuulkii ay dhiganayeen uu bur buriyay dhul Gariirka.

32 Snao ayaa ka soo wareegtay markii Dhul gariir ay ku dhufteen dad ka badan 10,000 oo Qof uu ku dhuftay Dalka Mexico,waxaan musiibada hadda socota laga baqayaa in tii oo kale ay ku socoto.

Hoos kadaawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com