Wasiirka warfaafinta Puntland oo jawaab ka bixiyey warbixinta Dr. Shamsulbari ee xuquuqul insaanka Somaliya.

Garowe, Mar 31 – Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa maanta shir jaraa’id ku sheegay in dawlada Puntland ay soo dhawayanayso warbixinta Dr. Samsulbari, balse beeniyey dhawr qodobo oo lagu dhaliilay Puntland. La dhaqanka saxaafada, muhaajiriinta, tahriibayaasha, iyo la macaamilka barakacayaasha ayaa ka mid ahaa meelaha ay warbixintu ku dhaliishay dawlada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com