Wasiir Cawad “Beesha Caalamka waxaan uga dignay sida ay u ilaalin lahaayeen madaxbanaanida dalka (daawo)

Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay kulanka uu dalalka Beesha Caalamka ee ka howlgala xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho uu lasoo qaaday inay tixgeliyaan madaxbanaanida Soomaaliya oo aysan faragashan arrimaha gudaha ee dalka Soomaaliya.

Cawad, ayaa sheegay inuu jirin adduunka meel lagu aqoonsaday Somaliland inay dal tahay, oo ay kaliya u arkaan midnimada Soomaaliya inay muhiim tahay.

Wasiirka ayaa sheegay dhankooda inay diyaar u yihiin inay la fariistaan Somaliland oo ay isku dal iyo isku dad yihiin, kaliyana ay ka heshiiyaan wixii tabasho ah.

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/1566588563491094/


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com