Wasaaradda gaashaandhigga oo wadda qorshe ay kula wareegayso deegaamo (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda gaashaandhigga oo wadda qorshe ay kula wareegayso deegaamo (dhegayso)

Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay waddo qorshe ay kula wareegayso deegaamada ay maamulaan ururka Al-shaba

Qatar oo $10 bilyan siineysa Turkey
Silsilada Nabadda iyo Tartantka Suugaanta dhalinyarada.(Daawo)
Caaqil shanleyste: “Isimidda waxaan ugu baaqeya in ay sida ugu dhaqasiyah badan intey u shiraan Puntland”

Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay waddo qorshe ay kula wareegayso deegaamada ay maamulaan ururka Al-shabaab.

Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdulaahi Rooble oo socdaalo ku maray deegaano ka mid ah Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay qiimeeyn ku sameeyeen sidii ay ugu howlgali lahaayeen deegaamada ka maqan gacanta dowladda ee goboladaasi.

Hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: