Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha Puntland oo Shaacisay Wakhtiga Doorashadda Xirirka K/cagta (dhegayso+Sawiro)

Wasaaradda Shaqadda ,Shaqaalaha iyo Cayaaraha Puntland ayaa Maanta ku dhawaaqday Wakhtiga la qaban doono doorashadda Xirirka kubada Cagta Puntland,xili uu si KMG Ah u shaqaynayeey.

Agaasimaha Wasaarada Shaqadda iyo Shaqaalaha iyo Caayaraha Puntland Axmed Cabdalla Tigaana oo Daljir kula hadlay Xafiiskiisa ayaa ku dhawaaqay Xiliga sida rasmiga ah loo shaacin doono doorashada xirirka kubadda cagta oo dhacaysa 1 bisha 12 aad ee Sanadkan 2017 .

dhegayso Codka Tigaana


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com