Dekadda Boosaaso oo laga Daahfuray Xafiiska Taya dhowrka Badeecadaha (dhegayso)

HomeWararka

Dekadda Boosaaso oo laga Daahfuray Xafiiska Taya dhowrka Badeecadaha (dhegayso)

Daahfuraka xafiiskan ayaa yimid kadib go,aankii ka soobaxay dhawaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Camey ee ahaa in 15 bisha sagaalaad wixii laga bilaabo si toos ah uu u howlgalo xafiiskan dekeda Bosaaso laguna baaro badeecadaha ka soo degaya dekeda bosaaso iyo kuwa ka dhoofaya. dhegayso Warbixin Xasan heykal uu kasoo diray Boosaaso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59bce7ce040100d569f034ff/Warbixinta+daah+furka+xafiista+taya+dhowrka+Puntland++ee+dekeda+bosaaso+.mp3

Ciidamadda Booliska oo Muqdisho howlgal ka sameyeey soona qabtay Minooyin iyo hub (Sawiro)
In ka Badan 10 Ruux oo Waqooyiga Galgaguud ugu Geeriyooday Shubanbiyood
Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Nugaal Luul Jaamac Samatar: “Hadii 10 Gabdhood Baarlamanka Puntland ku

Daahfuraka xafiiskan ayaa yimid kadib go,aankii ka soobaxay dhawaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Camey ee ahaa in 15 bisha sagaalaad wixii laga bilaabo si toos ah uu u howlgalo xafiiskan dekeda Bosaaso laguna baaro badeecadaha ka soo degaya dekeda bosaaso iyo kuwa ka dhoofaya.

dhegayso Warbixin Xasan heykal uu kasoo diray Boosaaso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: