Wareegii 2-aad ee barnaamijka Tartan & Tacliin ee bisha Ramadan oo xalay ay isku haleeleen dugsiyada sare ee Gambool (Garowe) & Bossaso.

Bossaso, Aug 25 – Waxaa xalay bilawday wareegii 2-aad ee barnaamijka Tartan & Tacliin ee ay ku tartamayaan dugsiyada sare ee Puntland, ayna wareegga 2-aad isugu soo baxeen 8 ka mid ah 24-ka dusgis sare ee ku tartamayey bilawgii barnaamijka Tartan & Tacliin.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com