HomeUncategorized

M/weyne Shariif oo dhalleeceeyey weerarkii hutel Muna, tafaasiilna ka bixiyey khasaaraha dhimasho iyo dhaawac.

Muqdisho, Aug 24 – M/weyne Shariif oo la hadlay saxaafada, kadib weerarkii hutel Muna ayaa dhalleeceeyey dilka dadkii lagu laayey hutel Muna. 33 qof oo u badan dad rayad ah ayna ka mid yihiin 6 mudane oo ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Somaliya oo ku geeriyooday hutel Muna. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Midawga Africa oo madaxda DKFS ku ammaanay ka go?naashaha soo af-jarida xilliga kumeel-gaarnimada.
Xildhibaano ku baaqay xil ka qaadista afhayeen Sh. Madoobe.
Uhuru Kenyatta iyo Madaxa Hay’adda UNHCR oo ka wada Hadlay xaaladda Qaxootiga Kenya

Muqdisho, Aug 24 – M/weyne Shariif oo la hadlay saxaafada, kadib weerarkii hutel Muna ayaa dhalleeceeyey dilka dadkii lagu laayey hutel Muna. 33 qof oo u badan dad rayad ah ayna ka mid yihiin 6 mudane oo ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Somaliya oo ku geeriyooday hutel Muna.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: