Dawlada Puntland oo cambaaraysay weerarkii & qaraxyadii hutel Muna, tacsina u dirtay ehelada & shacabka Muqdisho.

Garowe, Aug 25 – Wasiirka warfaafinta ee Puntland C/xakiim M. Guuleed oo saxaafada la hadlay ayaa cambaareeyey weerarkii iyo qaraxyadii shalay lagu qaaday hutel Muna ee magaalada Muqdisho aynu ku geeriyoodeen ku dhawaad 40 qof, halka tiro boqol ku dhawna ay dhaawacyo ka soo gaareen. Md. Guuleed ayaa sidoo kale tacsi u diray ehelada iyo shacabka Muqdisho.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com