Warbixinta Kalfadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Warbixinta Kalfadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Magaalada Garoowe xarunta Golaha Shacabka Puntland waxa maanta si rasmi loo furay kalfadhigii Baarlamaanka Puntland waxaana furay Madaxweynaha Puntland, Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.

Warbxinta waxaa inoo haya CabdiXakiin Xuseen Xasan oo goobjoog ka ahaa furitaanka kalfadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland ahaana fadhigii shanaad ee Baarlamaka hadda jira.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com