Warbixinta Kalfadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Warbixinta Kalfadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Magaalada Garoowe xarunta Golaha Shacabka Puntland waxa maanta si rasmi loo furay kalfadhigii Baarlamaanka Puntland waxaana furay Madaxweynaha Puntland, Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas. Warbxinta waxaa inoo haya CabdiXakiin Xuseen Xasan oo goobjoog ka ahaa furitaanka kalfadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland ahaana fadhigii shanaad ee Baarlamaka hadda jira. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5942bdfa02010097f385912a/Warbxinta+Kalfadhiga+39+aad+ee+Baarlamnka+By+Cabdi+Xakiin+Garoowe.mp3

Madaxweynaha Puntland oo Rukhseeyey Sarkaakiil Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Casho Sharaf U Sameeyay Golaha wasiirrada iyo howl-wadeennada Tubaha
xanuunka daacuun caloolaha oo ka dilaacay 14 dal oo Afrikaan ah

Magaalada Garoowe xarunta Golaha Shacabka Puntland waxa maanta si rasmi loo furay kalfadhigii Baarlamaanka Puntland waxaana furay Madaxweynaha Puntland, Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.

Warbxinta waxaa inoo haya CabdiXakiin Xuseen Xasan oo goobjoog ka ahaa furitaanka kalfadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland ahaana fadhigii shanaad ee Baarlamaka hadda jira.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: