Madaxweynaha Puntland oo Rukhseeyey Sarkaakiil Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Rukhseeyey Sarkaakiil Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland 7 Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta.

Ujeedo: Rukhso Saraakiil

Laga bilaabo 25 October 2018 waxaa Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland laga Rukhseeyey (7) Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta kadib marka ay ku kaceen falal lid ku ah jiritaanaka Puntland iyo anshaxa ciidannimo, kuwaas oo kala ah.

1. G/Sare Jaamac Axmed Maxamer (Luujito)

2. G/Sare Maxmed Cali Qase

3. G/Sare Maxamed Ducaale Maxamuud (Ayax)

4. G/Sare Cabdirsaaq Aadan Cali (Dhancad)

5. G/Dhexe Cabduqaadir Jaamac Cabdi (Dhalo muro)

6. G/Le Maxamuud Cali Xirsi ( Afgaab)

7. Dhame Cumar Aadan Cabdi (Boolo Boolo)

Fulin Wacan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com