Warbixin ku saabsan khasaare ka dhashay dab qabsaday xerada Shabeele ee muhaajiriinta ku nool Bossaso .

Bossaso, June 13 – Dab ayaa maanta qabsaday xerada Shabeele ee ay ku nool yihiin dad muhaajirin ah oo ka soo qaxay koonfurta Somaliya. Hal qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay, halka cooshash badani ay ku bas beeleen.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com