HomeUncategorized

Iska-horimaad ku dhex maray Balli-hadhac ciidamo kala taageersan hogaanka SSC & maamulka Somaliland.

Balli-hadhac, June 12 – Iska-horimaad la sheegay in uu dhaliyey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ku dhex maray agagaarka bali-hadhac ee gobolka Sool laba ciidan oo kala taageersan hogaanka SSC iyo maamulka Somaliland. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

DHEGEYSO-Bahda waxbarashada Garoowe oo ku biiray gurmadka abaaraha Puntland.
Garoonka Diyaaradaha Bosaaso oo Taliye Cusub Yeeshay
M/weyne Shariif iyo wafti uu horkacyo oo u ambabaxay dalka Brundi.

Balli-hadhac, June 12 – Iska-horimaad la sheegay in uu dhaliyey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ku dhex maray agagaarka bali-hadhac ee gobolka Sool laba ciidan oo kala taageersan hogaanka SSC iyo maamulka Somaliland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: