HomeUncategorized

DHEGEYSO-Bahda waxbarashada Garoowe oo ku biiray gurmadka abaaraha Puntland.

Garoowe, Dec 01 2016--Maamulka, macalimiinta iyo ardayda wax ka barata dugsiga sare ee Gambool Garoowe ayaa maanta gudiga gurmadka abaaraha ku wareejiyey deeq loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen.

Baahin: Isniin, Mar 05, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Gen. C/llahi S. Samatar oo ugu baaqay xukuumada Puntland in ay diyaariso doorashooyinka 8-da Janaayo, 2013; Dallada suxufiyiinta Puntland ee MAP oo cambaaraysay caburinta & dilalka suxufiyiinta; Jibuuti oo beenisay in askar ka tirsan ciidankeeda ku sugan Muqdisho la dilay.
Xisbiyada Mucaaradka Kenya oo Taageeray Shaqo Joojinta Macalimiinta
?Waa been abuur iyo hadalo aan jirin in Garowe loosoo wareejinaayo dhammaan duulimaadyadii kasoo dagi-jiray magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boossaaso? Agaasimaha garomada Siciido Xuseen Cali.

Garoowe, Dec 01 2016–Maamulka, macalimiinta iyo ardayda wax ka barata dugsiga sare ee Gambool Garoowe ayaa maanta gudiga gurmadka abaaraha ku wareejiyey deeq loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen.

Dhanka kalena waxaa gudiga gurmadka abaaruhu deeq kala wareegeen qaar kamid ah jaamacadaha magaalada Garoowe oo ay ugu horeysey Jaamacadda PSU Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: