HomeUncategorized

Warbixin-Kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka Garoowe oo lasoo xiray.

Garoowe, Dec 01 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa galabta lagu soo gaba-gabeeyey kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka degmada Galkacyo.

C/rashiid Xidig oo aan ka waraysanay saraakiil milatari, Eritrea ah oo la sheegay in ay ku sugan yihiin Kismayo. [Dhegaysi …]
Khudbadii Madaxweynaha Puntland ka jeediyay Xuska Sanadguuradii 12-aad ee Aasaaska Dawlada Puntland.
Xoghayaha arimaha Dibadda Maraykanka oo Isbitaal la dhigay

Garoowe, Dec 01 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa galabta lagu soo gaba-gabeeyey kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka degmada Galkacyo.

Mudadii uu kalfadhigu socdey ayaa waxaa looga hadlay arrimaha ammaanka, bilicda, horumarka guud iyo shaqooyin kale oo la xiriira waxqabadka golaha deegaanka degmada Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: