DHEGEYSO-Dad shacab ah iyo Alshabab oo ku dagaalamay koonfurta gobolka Mudug.

Xaradheere, Dec 01 2016–Wararka ka imaanaya deegaanka dumaaye oo ka tirsan degmada xarardheere ee koofurta gobolka mudug ayaa sheegaya in halkaas labadii maalmood ee udambeeyey dagaal uu ku dhex marayey dadkdaka deegaanka iyo kooxda alshabaab.

dagaalkan ayaa la sheegay inuu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo weliba xoolo lakala qaaday, waxaana wararka dagaalkaas aan ka waraysanay ninka magiciisa la yiraahdo Axmed Shiikh oo dumaaye ku sugan.

JFA ayuuna taleefanka ugu waramay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com