Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Bahda waxbarashada Garoowe oo ku biiray gurmadka abaaraha Puntland.

Garoowe, Dec 01 2016–Maamulka, macalimiinta iyo ardayda wax ka barata dugsiga sare ee Gambool Garoowe ayaa maanta gudiga gurmadka abaaraha ku wareejiyey deeq loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen.

Dhanka kalena waxaa gudiga gurmadka abaaruhu deeq kala wareegeen qaar kamid ah jaamacadaha magaalada Garoowe oo ay ugu horeysey Jaamacadda PSU Garoowe.

https://daljir.com//resources3/files/Warbxinta%20Deeqaha%20iskuulada%20Garoowe%20By%20Cabdi%20Xakiin%20.mp3?_=1
Exit mobile version