Warbixin Iskushuban (dhegayso)

HomeWararka

Warbixin Iskushuban (dhegayso)

Degmada Iskushuban oo ka tirsan gobolka Bari waxa ay ka mid tahay meelihii ay ku soo hayaameen reer guuraagu, loona soo naqraacay roobabkii sannad kah

Maxaad kala socotaa hormarka ka socda magaalada Gaalkacyo (sawiro)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Degmada Iskushuban oo ka tirsan gobolka Bari waxa ay ka mid tahay meelihii ay ku soo hayaameen reer guuraagu, loona soo naqraacay roobabkii sannad kahor ka da’ay gobolka Bari.

dadkii xooladhaqatada ahaa ee deegaanka u soo hayaamay ayaa haatan dib ugu laabtay deegaanadii ay ka yimaadeen ma, maamulkuna wuxuu sheegay in ay ambabixiyeen kalabar dadkii degmada soogaaray .

dhanka kale degmada waxaa ka dilaacay cudurado ay ka midyihiin shubanbiyoodka iyo kalooraha oo soo ritay dad badan.

Dhanka maamulka degmada, dhawaan waxaa la filayaa in loo samyeeyo golo deegaan waxaana ay ka mid tahay degmooyinka aan weli dhisan gole deegaan.

Maxamuud ismaaciil Ciise waa Guddoomiyaha degmada Iskushuban, waxaana waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

  

COMMENTS

WORDPRESS: 7
DISQUS: