Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan (Dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Qodobada aad ku maqli doontaanna caawa waxaa ka mid ah:

  • Madaxweyne Gaas oo u dhoofay London
  • R/wasaare Khayre oo Muqdisho ka furay shir isgaarsiinta quseeya
  • Hirshabeelle oo ka walaacsan dawladda federaalka
  • Kalfadhiyadii wakiillada aqalka sare iyo baarlamaanka Galmudug oo xirmay

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • waxan aad u dhegeystaa barnaamijyo badan oo ka baxa radio daljir sida #xulashada_daljir_caawa &daljir #saaka_iyo_dunid hiigsi iyo hayaan iyo barnaamijyo kale oo fara badan masha’allah daljir waa wehelkayga

DISQUS: