Warbixin Iskushuban (dhegayso)

Degmada Iskushuban oo ka tirsan gobolka Bari waxa ay ka mid tahay meelihii ay ku soo hayaameen reer guuraagu, loona soo naqraacay roobabkii sannad kahor ka da’ay gobolka Bari.

dadkii xooladhaqatada ahaa ee deegaanka u soo hayaamay ayaa haatan dib ugu laabtay deegaanadii ay ka yimaadeen ma, maamulkuna wuxuu sheegay in ay ambabixiyeen kalabar dadkii degmada soogaaray .

dhanka kale degmada waxaa ka dilaacay cudurado ay ka midyihiin shubanbiyoodka iyo kalooraha oo soo ritay dad badan.

Dhanka maamulka degmada, dhawaan waxaa la filayaa in loo samyeeyo golo deegaan waxaana ay ka mid tahay degmooyinka aan weli dhisan gole deegaan.

Maxamuud ismaaciil Ciise waa Guddoomiyaha degmada Iskushuban, waxaana waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

7 responses to “Warbixin Iskushuban (dhegayso)”

  1. merka qaxan slamaya dhaman shaqalaha idacada marki xiga waa arin fiican hadii dadki awoodi wayay inay guuran loo smaynayo di u celin
    aadbana usoo dhawaynyana
    mahadsanidiin

  2. masha’allah waa si wanaagsan waana in maamul iyo shacaba lataakulayo reer guuraaga si ay ugu laabtaan deegaanada roobabka gugu kada’een waana mahadsantihiin

  3. waaaa wax fiican hdii dadka lagu celinaayo qf walba goobta uu ka soo hayaamey

  4. waaaa wax fiican hdii dadka lagu celinaayo qf walba goobta uu ka soo hayaamey

  5. waaaa wax fiican hdii dadka lagu celinaayo qf walba goobta uu ka soo hayaamey

  6. waaaa wax fiican hdii dadka lagu celinaayo qf walba goobta uu ka soo hayaamey

U Jawaab Zuldâäñ Mîrè Buhbuhaani Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com