Maxaad kala socotaa hormarka ka socda magaalada Gaalkacyo (sawiro)

HomeWararka

Maxaad kala socotaa hormarka ka socda magaalada Gaalkacyo (sawiro)

Tan iyo markii loo magacaabay Duqa KMG ah ee Magaaladda Gaalkacyo Nabadoon Yaasin Cabdisamad waxaa Gaalkacyo laga bilaabay samaynta laamiyo cusub oo d

Fah faahin: Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Ka Shiray Qorsha Guddigaas (dhegayso)
Madaxwayne Farmaajo: “Dowlad Goboleedyadu waxaa ay ku fashilmeen shaqadoodii bulshada”
Caawa & Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Tan iyo markii loo magacaabay Duqa KMG ah ee Magaaladda Gaalkacyo Nabadoon Yaasin Cabdisamad waxaa Gaalkacyo laga bilaabay samaynta laamiyo cusub oo dib u soo celiyeey bilicdii magaalomadaxda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo.

Laamiga dhexmara bartamaha magaalada Gaalkacyo ayaa ah mid dib loo bilaabay wajigi labaad, iyada oo la saaray laami rasmi ah oo soo jiidanaya indhaha,waxaana shacabka loogu baaqay in ay ka qaybqaatan dhismaha waddooyinka kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: