Warbixin Iskushuban (dhegayso)

Warbixin Iskushuban (dhegayso)

Degmada Iskushuban oo ka tirsan gobolka Bari waxa ay ka mid tahay meelihii ay ku soo hayaameen reer guuraagu, loona soo naqraacay roobabkii sannad kahor ka da’ay gobolka Bari.

dadkii xooladhaqatada ahaa ee deegaanka u soo hayaamay ayaa haatan dib ugu laabtay deegaanadii ay ka yimaadeen ma, maamulkuna wuxuu sheegay in ay ambabixiyeen kalabar dadkii degmada soogaaray .

dhanka kale degmada waxaa ka dilaacay cudurado ay ka midyihiin shubanbiyoodka iyo kalooraha oo soo ritay dad badan.

Dhanka maamulka degmada, dhawaan waxaa la filayaa in loo samyeeyo golo deegaan waxaana ay ka mid tahay degmooyinka aan weli dhisan gole deegaan.

Maxamuud ismaaciil Ciise waa Guddoomiyaha degmada Iskushuban, waxaana waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 7
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com