HomeUncategorized

War saxaafadeed: Dawlada & Issimada Puntland ee gobollada Sool, Sanaag & Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay joojiso dhul-balaarsiga, ciidamadana kala baxaan gobolka Cayn.

Garowe, Jan 10 – War saxaafadeed ay si wada jira ah u soo saareen Issimada gobollada Sool, Sanaag & Cayn iyo dawlada Puntland ayaa lagu dhalleeceeyey war saxaafadeed ka soo baxay Somaliland oo dhigaya in ciidamo ka tirsan Somaliland ay fariisimo ciidan ka samaysan doonaan deegaanka Kalshaale ee gobolka Cayn … Daljir.com

Colaadaha Burkino Faso oo Meel xun Gaaray iyo Milatariga oo magaaloyin cusub Qabsaday
DHEGEYSO-Xasan Sheekh Maxamuud oo iska fogeeyey inuu doorashada farageliyey.
Dagaal dad badani ku dhintay oo maanta ka dhacay Galkacyo & xaaladda oo hadda deggan.

Garowe, Jan 10 – War saxaafadeed ay si wada jira ah u soo saareen Issimada gobollada Sool, Sanaag & Cayn iyo dawlada Puntland ayaa lagu dhalleeceeyey war saxaafadeed ka soo baxay Somaliland oo dhigaya in ciidamo ka tirsan Somaliland ay fariisimo ciidan ka samaysan doonaan deegaanka Kalshaale ee gobolka Cayn …

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: