Afhayeenka baarlamaanka Puntland oo ka xog warramay wax qabadka golaha & doodaha mudanayaasha baarlamaanka ee kalfadhigan.

Garowe, Jan 07 – Afhayeenka baarlamaanka Puntland C/rashiid M. Xirsi ayaa xusay in baarlamaanku ansixiyey miisaaniyada dawlada ee 2011, guddiga doorashada, guddoonka garsoorka, la dagaalanka burcad badeedam tahribka, mukhaadaraadka, iyo cirib tirka dhaqan xumida. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com