Wajigii 2aad ee Layrarka Cadceedda oo Laga Hirgaliyey Caabudwaaq (dhegayso)

Wajigii 2aad ee Layrarka Cadceedda oo Laga Hirgaliyey Caabudwaaq (dhegayso)

Masuuliyiin ka kala socda DFS iyo Mamulka Galmudug ayaa si wadajira maanta u bilaabay wajigii labaad ee layrarka ku shaqeeyay cadceedda oo laga hirgalinayo magaalada Caabudwaaq.

Warbixintaas waxaa inoo haya Ayaanle Cabdullaahi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com