Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester U fkf Southampton? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester U fkf Southampton? (dhegayso)

Waxaa la ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, waxaana isbuucii lixaad kulamo xiiso badan laga sugayaa labada kooxdood ee reer Manchester, waxaana la is waydiinaya yaa sii hayn doona hoggaanka horyaalka oo aan laga badinin tan iyo biloowgii.

Dhanka horyaalka spain waxaa la ciyaari doona kulamo xiiso badan. Koxda difaacaysa horyaalka ee Real Madrid ayaa kulan aan sidaas u sii adkayn ciyaari doonta kaddib guuldaradii ka soo gaadhay kooxda Real Betis ee uu hogaamiye tababare Zinedine Zidane.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

         

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com