Wafti ka kooban xildhibaano, wasiiro, iyo Issimo oo ka socda Puntland ayaa gaaray Buuhoodle si loo xallilo 2 ardaa oo ku dagaalamay deegaanka Kalshaale.

Buuhoodle, Nov 23 – Waftiga oo uu hogaaminayo ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka Puntland, ayna weheliyaan Issimo ay ka mid ah yihiin suldaan Siciid Maxamed Garaase, garaad C/llaahi Cali Ciid, garaad Maxamed Cilmi Shirwac, boqor C/llahi Axmed Cali iyo nabadoono kale ayaa gaaray Buuhoodle. Wasiiro ka tirsan dawlada Puntland iyo xubno ka tirsan bulshada rayadka ah ayaa ka mid ah waftiga maanta gaaray magaalada Buuhoodle, gobolka Cayn …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com