Wacaal Darey ah: Abwaan Sangub oo ku geeriyooday Addis-Ababa (dhegayso)

Wacaal Darey ah: Abwaan Sangub oo ku geeriyooday Addis-Ababa  (dhegayso)

Allaha unaxariistee waxaa maanta magaalada Addis -Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Sangub oo maalmihii udambeeyay ku xanuunsanaa dalka dibadiisa.

Hadaba maxaad kala socotay xaaladiisii caasimaad iyo xanuunka uu ugeeriyooday bwaanka?

waxaan ka waraysanay Abwaan Guure oo kamid ah golaha abwaanada Soomalaiyeed oo mudo badan ay soo wada shaqeeyeen, wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

Lasoco taariikhda Abnaaka oo aan idiin soo gudbino.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com