Wacaal Daray ah: Qarax ismidaamin ah oo kadhacay Boosaaso

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Qarax ismidaamin ah oo kadhacay Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in gordhawayd qarax loo malaynayo ismiidaamin in uu kadhacay inta u dhaxaysa Dekadda Boosaaso iy

Taliyaha Ciidanka DFS oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiil Ciidan
Xalfadaan oo lagu daah furayay olalaha Cayil dhimista iyo Caafimaad dhiska ee SHAPE ayaa ka dhacday Magaalada Garowe
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in gordhawayd qarax loo malaynayo ismiidaamin in uu kadhacay inta u dhaxaysa Dekadda Boosaaso iyo cisbitaalka weyn ,halkaas oo uu kadhawyahay saldhiga Dhexe ee Booliska iyo Taliska qaybta.

Nin la sheegay in uu gaari gacan ku waday waxyaabaha Qarxa ayaa la sheegay in uu goobta ku qarxay ,walo uu jiro khasaare kale oo soo gaaray dadka shacabka ahaa ee ka ag dhawaa halkuu qaraxa kadhacay.balse wali lama hayo fah faahinta.

Gordhow lasoco fah faahin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: