
Sabti, Abriil 18, 2015 (Daljir) Munaasibad lagu daah-furayey Todobaadka Dhiraynta iyo isku wacyi-gelinta Ilaalinta deegaanka oo ay soo qaban-qaabisay wasarada Deegaanka Dalxiiska iyo Duur-joogta Puntland aya Maanta ka dhacday magalada Garoowe,waxnaa kaso qayb-galay wasiirka xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya,iyo Mas\’uuliyiin kale.
Inta Munasibadu socotay waxaa lagaso jeediyey Khubado ku qotoma Ilaalinta deegaanka Beerista dhirta iyo ka hortaga xaalufka deegaanka. Warbixinta waxaa inoo diyaariyay Maxamed Saalax Xalliye
Dhagayso
FAALLOOYIN & FALCELIN