TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)

*** SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTA

Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 120 AAD|
Asma Shiikh Axmed: “Dulmiga Dahsoon” iyo sidii rag caddaan ahi ay dalka gudihiisa iiga afduubteen si xubnaha jirka la iigala baxo (dhegayso)
Warbixintii 4aad ee Taxanayaashii Kufsiga Galkacyo (dhegayso/daawo)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo si habsami la’aan ah uga socda Radio Daljir Xarumihiisa kala duwan ee Soomaaliya, ayna sahlaan shirkadaha SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas ayaa galay wareegii labaad ee tartanka, ayada oo xalay la shaaciyay 10 dugsi sare oo u soo gudbay wareega labaad ee Tartan & Tacliin.

Barnaamijka TARTAN & TACLIIN waxaa sannadkaan 2018 ku tartamay 15 dugsi sare Puntland. Waxaa barnaamijka suurtagaliyey shirkadaha SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland, iyo waliba Radio Daljir oo aad habeen walba kala socotaan.

Halkan ka dhegayso tarbixinta Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: