Warbixintii 4aad ee Taxanayaashii Kufsiga Galkacyo (dhegayso/daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Warbixintii 4aad ee Taxanayaashii Kufsiga Galkacyo (dhegayso/daawo)

Dhegaystayaal sidaad la socotaan dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey Radio Daljir wuxuu baahinayey warbixinno xiriir ah oo ku saabsan falalka kufsiga i

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
Farriinta Barnaamijka Badbaado
WAR SAXAAFADEED: Iscasilaadda, Xarigga iyo Xorriyad-siinta Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Agaasimihii Hore ee Radio Daljir

Dhegaystayaal sidaad la socotaan dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey Radio Daljir wuxuu baahinayey warbixinno xiriir ah oo ku saabsan falalka kufsiga iyo korarkooda Galkacyo, uuna ugu dambeeyey midkii qurgooyada iyo qabsashada wadareed iskugu jiray ee lagu dilay Caasho Ilyaas oo 12 ahayd.

Warbixintaan oo ah middii 4aad waxay ku saabsan tahay tirada falalkii kufsi ee ugu dambeeyey iyo caddaaladda lafa falay.

halkan kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: