Ra’iisul Wasaare khayre oo Safar Ugu Baxay Switzerland

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare khayre oo Safar Ugu Baxay Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay ma

Maxaa lagu Xaliyay Xiisadii ka taagnayd Magaalada Gaalkacyo ee sababay dhimashada iyo dhaawaca?
Hay’adda NISA oo sheegtay inay hakisay heshiis malaayiin doolar oo lagu eedeeyey wasiir hore
Dagaalka Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF & Aqoonyahan Xasan Jabhad oo ka hadlaya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arrinmaha shaqo la’aanta dhallinyarada iyo haweenka.

Inta uu joogo Geneva, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu hadal ka jeedinayaa kulanka Golaha xuquuqul insaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: