Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

Warbixintii 6aad ee Xaalka  Beeraha iyo Beeraleeyda Puntland

Beeraleeyda Puntland muddo sannado ah waxay ka cabanayeen xanuuno ku dhacay beerahooda, hoosna u dhigay tacabyadii ay beeri jireen iyo dalagyadii u soo go’ijiray, taasoo beeraleeydu ay u aanaynayaan abuuro hay’ado Puntland ka hawlgala ay beeraleeyda u qaybiyeen sannado kala dambeeyey.

Warbixintii ugu dambaysay ee aan idin soo gudnay dhegaystaal, kuna saabsanayd xaalka beeraha Puntland waxaan idinku maqalsiinay tabashada ay qabaan beeraleeyda gobolada Bari iyo Sanaag ee Puntland, kuna aaddan xaalka beerahooda iyo xanuuno ay sheegeen in ay uga dhaceen dalagyadii beerahooda.

Haddaba warbixintaan oo ah middii 6aad waxay iyana la xiriirtaa tabashada beeraleey gobolo kale oo Puntland oo muujinaya dhibaato badan in ay uga dhacday beeraha kaddib markii ay wax ku beerteen abuuro ay hay’ado siiyeen.

Xasan Heykal oo ku sugan istuudyaha Daljir ee Bossaso ayaa inoo diyaarshay, inoona soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com