TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)

TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo si habsami la’aan ah uga socda Radio Daljir Xarumihiisa kala duwan ee Soomaaliya, ayna sahlaan shirkadaha SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas ayaa galay wareegii labaad ee tartanka, ayada oo xalay la shaaciyay 10 dugsi sare oo u soo gudbay wareega labaad ee Tartan & Tacliin.

Barnaamijka TARTAN & TACLIIN waxaa sannadkaan 2018 ku tartamay 15 dugsi sare Puntland. Waxaa barnaamijka suurtagaliyey shirkadaha SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland, iyo waliba Radio Daljir oo aad habeen walba kala socotaan.

Halkan ka dhegayso tarbixinta Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com