TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo si habsami la’aan ah uga socda Radio Daljir Xarumihiisa kala duwan ee Soomaaliya, ayna sahlaan shirkadaha SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas ayaa galay wareegii labaad ee tartanka, ayada oo xalay la shaaciyay 10 dugsi sare oo u soo gudbay wareega labaad ee Tartan & Tacliin.

Barnaamijka TARTAN & TACLIIN waxaa sannadkaan 2018 ku tartamay 15 dugsi sare Puntland. Waxaa barnaamijka suurtagaliyey shirkadaha SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland, iyo waliba Radio Daljir oo aad habeen walba kala socotaan.

Halkan ka dhegayso tarbixinta Xasan Heykal.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

4 responses to “TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)”

  1. princess ikraam

    barnaamijka tartan iyo tacliin

  2. princess

    tartan iyo tacliin

  3. Bishaar Axmed Yasiin

    Lambarkee kala xiriira Warbaahinta soomaliyeed Ee Daljir

  4. Bishaar Axmed Yasiin

    barnaamijka tartan iyo Tacliin

U Jawaab Bishaar Axmed Yasiin Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com