
Isniin, Juun 29, 2015 (Daljir)_ Caawa waxaa barnaamijka Tartan iyo Taclin isku arki doona iskuulada kala ah AlWaaxa Garowe Vs Cumar Samatar Gaalkacyo.
Wareegga labaad ee Barnaamijka waxaa sidoo kale isku arki doona iskuulada kala ah Xigalool Secondry Vs Sheekh Cismaan Qardho
Daljir Nasiib wacan ayey u rajaynaysaa dhamaan tartamayaasha
FAALLOOYIN & FALCELIN