Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo Sheegay inay Diyaar u yihiin dagaal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo Sheegay inay Diyaar u yihiin dagaal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Sareeyo Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa Marka hore Shacabka Sooamaliyeed uga tacsidayeeyay dadkii ay waxyeealda ka soo gaartay qarixii khasaaraha badan dhaliyay ee 14 Bsihaan ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho.

Taliye Gorod ayaa hadalkiisa intaas ku daray in ay ciidamada xoogga dalka Sooamaliya diyaar garoobeen iyaga oo ka jawaabaya hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa howlgal ka dahn ah Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay diyaar u yihiin in ay dalka ka xureeyaan waxa uu ku sheegay cadaw dalka dhibaato ku haya.

dhegayso codka taliyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com