Qardho Wiil dhalinyaro Galin Waa Shaqaysta Galina Waxbu Bartaa Warbixin (dhegayso)

HomeWararka

Qardho Wiil dhalinyaro Galin Waa Shaqaysta Galina Waxbu Bartaa Warbixin (dhegayso)

Muqtaar xaji Cismaan wuxuu kamid yahay dhalinyaradda magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,waaa wiil shaqaysta kana shaqeeya meherad lagu kari

Saddex Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay Goob ay ka socotay Xaflad Aroos
Xildhibaan Xidig oo ka hadlay ishortaag lagu sameyeey
Guddiga xiriirka kubadda Cagta Puntland oo lagu dhawaaqay (Daawo)

Muqtaar xaji Cismaan wuxuu kamid yahay dhalinyaradda magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,waaa wiil shaqaysta kana shaqeeya meherad lagu kariyo cunooyin kala duwan ,wuxuu qaaday talaabo wanaagsan ,isago shaqaysta ayuu haddana wax bartaa.

Wilkan ayaa Galinka Hoore shaqeeya ,isago sido kale galinka dambena wax bartaa wuxuuna bartaa Cumputer iyo Maadooyin kale oo muhiim u ah nolashiisa maadama uu yahay nin dhalinyaro ah.

Maxaamuud Fantastic ayaa kula kulmay Bartamaha magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar waraysigan ayuu ka qaaday.

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0