Suxufi Cabdirashiid Geelle: “Dowladda Federaalku waxay u wareegtay shacabka iyo Puntland in la iska horkeeno”

HomeWararka

Suxufi Cabdirashiid Geelle: “Dowladda Federaalku waxay u wareegtay shacabka iyo Puntland in la iska horkeeno”

Dowladda Faderaalka Soomaaliya deeqaha tooska ay soo gaarsiiyay shacab ku sugan magaalooyinka Bosaso iyo Gaalkacyo ayaa sababtay in dadku ay siyaabo k

Nabadoon Mursal: “600 oo askari oo gobolka u dhashay baa ka soo goostay Somaliland” (dhegayso)
Tuli Guuleed oo biloowday goosashada beeraha
Culumadda Puntland oo Madaxda Federaalka Baaq u diray (Daawo)

Dowladda Faderaalka Soomaaliya deeqaha tooska ay soo gaarsiiyay shacab ku sugan magaalooyinka Bosaso iyo Gaalkacyo ayaa sababtay in dadku ay siyaabo kaladuwan ay uga hadlaan.

Lacagta dowladda ay ku deeqday ayaa ka yar shan boqol oo kun oo doolar, balse si toos ah loo soo dhiibay shacab iyadoo aan lasoo marsiin dowladda Puntland, arrinkaasi oo sababay masuuliyiinta Puntland inay ku tilmaamaan lacagtu inay tahay mid ay dowladda ay ujeedo siyaasadeed ay ka leedahay.

Hoos kadhegayso Cabdirashiid Geelle oo horay uga soo shaqeeyey Puntland, sidoo kallena arrimaha Puntland iyo Soomaaliya si dhow ula socda oo faalaynaya.

MCI ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: