Xildhibaan Caasho Cabdalla: “Imaaraad iyo Qatar dan nooma hayaan, madaxdeena indhaha ha furaan”(Daawo)

Xildhibaan Caasho Cabdalla: “Imaaraad iyo Qatar dan nooma hayaan, madaxdeena indhaha ha furaan”(Daawo)

Xildhibaan hore Caasho Axmed Cabdalla oo horay isku soo taagtay doorashadii madaxtinimada Soomaaliya ee 2004, sidoo kalena xildhibaanada baarlamaanka kamid noqotay ayaa nasiibdarro iyo waalli ku tilmaantay wacyiga siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa ay cod dheer ku sheegtay inaan dalka la keenin dalal muslim iyo gaalba oo ay ku eedaysay dhibaatada Soomaaliya ka jirta.

Waxaa ay sheegtay in shacabka Soomaaliyeed muddo dheer la dilayay, ujeedkana uu yahay in khayraadka dalkooda lala wareego.

Hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 5 years ago

    CAASHA WAXAAN U BIXIYEY LIBAAXADA BARI.
    CAASHA WAXAY KA KARTI BADAN TAHAY  KUWO BADAN OO PL XUKUMA SIDA:DENI.
    CAASHA XINIIYIHII UUN BAA KA DHIMAN MAAHEE SIDA KALE WAA NIN.
    NOOLOOW.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com