Soomaaliland oo Iclaamisay Xilliga Ay Bilaabayso Dhoofinta Xoolaha ee Sucuudiga (DHEGAYSO)

Soomaaliland oo Iclaamisay Xilliga Ay Bilaabayso Dhoofinta Xoolaha ee Sucuudiga (DHEGAYSO)

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Cukuse, oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday xilliga rasmiga ah ee uu furmi doono dhoofka xoolaha dekedda Berbera ee ku wajahan wadan Sucuudi Careebiya.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com