Ahlusuna oo Ka Mahadcelisey Gurmad Uga Yimid Dowladda Soomaaliya (DHEGAYSO)

Ahlusuna oo Ka Mahadcelisey Gurmad Uga Yimid Dowladda Soomaaliya (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka gobolada dhexe ee Ahlsunna Wal-jameeca Cali Baashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa u mahadceliyay gurmad ay dowladda federalka ah ee Soomaaliya gaarsiisey deegaamada uu maamulkaasi ka arrimiyo.

Dhanka kalena madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ahlusun ayaa waxa uu xusay in ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya ay sare u qaado gurmadka ay gaarsiinayso dadka dhiban.

DHEGAYSO KHUDBADIHII LA JEEDIYEY

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com