Siyaasiyiinta iyo Hoggaanka Dhaqanka Puntland oo ka Hadlay Taariikhda Prof. Maxamed Jaamac Salaad (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Siyaasiyiinta iyo Hoggaanka Dhaqanka Puntland oo ka Hadlay Taariikhda Prof. Maxamed Jaamac Salaad (dhegayso)

Xubno ka mid ah siyaasiyiinta iyo hoggaanka dhaqanka Puntland ayna ka mid yihiin Maxamed Faarax Ciise “Gashan” oo xilal kala duwan ka soo qabtay dalka

Heshiis DFS & DXF 2018: Heshiiska maamulka & wadaagga dakhliga kheyraadka dabiiciga ee dalka
CABDIKARIIN XUSEEN GUULED: “Shacabka Soomaaliyeed Dad Xabbad Loogu Goodin Karo Ma Aha” (dhegayso)
Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Ereteriya maxay salka ku haysaa?

Xubno ka mid ah siyaasiyiinta iyo hoggaanka dhaqanka Puntland ayna ka mid yihiin Maxamed Faarax Ciise “Gashan” oo xilal kala duwan ka soo qabtay dalka, C/Qaadir yuusuf Daahir, Wasiir Kuxigeenkii hore ee wasaaradda cadaaladda Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo u warramay Radio Daljir ayaa ka hadlay wixii ay ka yaqaaneen AU Dr. Maxamed Jama Salaad oo shalay lagu aasay magaalada Galkacyo.

Mas’uuliyiintan ayaa sheegay in marxuunku ahaa shiqsi waddani ah oo wax badan u soo qabtay dalka iyo dadka Soomaliyeed, waxayna Alle uga baryeen inuu marxuunka u naxariisto eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.

Xubnahan oo iminka ku sugan magaalada Muqdisho ayaa dhanka kale ka tacsiyeeyey geerdiii ku timid AU wariye Axmed Maxamed Cali “Kismaayo” oo dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya.

Axmed Sheikh Maxamed “Tallman” oo ku sugan studiyaha Radio Daljir ee magaalada Bossaso ayaa mas’uuliyiintan khadka telefoonka kula xiriiray waxaana hadalka ku hormaray Maxamed Faarax Ciise Gashan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: