Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 23aad – Danaha Umadeed iyo Arlada (dhegayso)

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 23aad – Danaha Umadeed iyo Arlada (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (EAU). H&H waa barnaamij huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta.

Taxanayaasha wajiga labaad ee Hiigsi iyo Hayaan waxa ay foodda saari doonaan hiigsiga hormarka iyo danaha umadeed iyo kan arlada.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com