Siyaasi Xaraare: “Waa Marin-habaabin doorasho qof iyo cod ah oo dawladda dhexe ah” (daawo)

HomeWararka

Siyaasi Xaraare: “Waa Marin-habaabin doorasho qof iyo cod ah oo dawladda dhexe ah” (daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa todobaadkii hore saxiixay sharciga doorashooyinka xeer Qaran, isagoo tilmaamay xilliga saxii

Kooxda Taliban oo la wareegtay qeybo kamid ah dalka Afgaanistaan
Madaxweynaha Hirshabelle Waare oo faahfaahiyeey dagaalo ka dhacay deganaadu madaxda kayahay (Daawo)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Ka Hadlay Heshiiskii Shirkadda P&O Ports (DHEGAYSO)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa todobaadkii hore saxiixay sharciga doorashooyinka xeer Qaran, isagoo tilmaamay xilliga saxiixiisa kadib dalku in uu u dhaqaaqay doorasho loo dhanyahay, ahna qof iyo codkiis.

Suuragalnimada doorashadaasi ayaa muran badan haatan ka taaganyahay, iyadoo dad badani aaminsanyihiin in aysan xilligaan dalka ka dhici karin doorasho qood iyo codkiis ah sababo badan dartood.

Waa tan koowaad qayb ahaan dalka oo ka maqan gacanta dawladda dhexe iyo midda dawladaha xubnaha ah dawladda, uuna maamulo ururka Alshabaab. waa tan labaad waxaa maqan is faham siyaasadeed oo loo dhanyahay, uma dhaxeeyey dawladda dhexe iyo dawladda xubnaha ah, wakhtiga oo kooban, aanna ku filnayn hirgal doorasho qof iyo codkiis ah iyo arrimo kale.

Dadka qaba xilligaan dawladda dhexe in aysan doorasho hirgelin karin waxaa ka mid ah siyaasi Cismaan Yuusuf Xaraare oo horay u soo noqday mudane Baarlamaanka dawladda dhexe ee federaalka ah.

Shir saxaafadeed oo uu qa

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: