Sicir Barar ka Taagan Gobolka Hiiraan iyo Saameynta Awaamiirta Alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

Sicir Barar ka Taagan Gobolka Hiiraan iyo Saameynta Awaamiirta Alshabaab (dhegayso)

Maalmahan magaalada baladweyne ee gobolka hiraan waxaa ka taagnaa arin ka dhalatay lacagta shilin soomaliga oo ganacsatada magaaladasa ay diideen ka d

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Taliyaha Cusub ee Nabad Suggida oo Xilka la wareegay
Xoghayaha Guud ee QM oo gaaray Pakistan xilli ay ka jirto xaalad adag

Maalmahan magaalada baladweyne ee gobolka hiraan waxaa ka taagnaa arin ka dhalatay lacagta shilin soomaliga oo ganacsatada magaaladasa ay diideen ka dib markii ay sheegeeen inay tahay lacag faaliso ah oo aan shaqeyneyn.

Maamulka gobolka Hiiraan oo shir la yeeshay ganacsatada magaalada baldweynne ayaa soo saaray amaro ay dul dhigeen ganasatad magalaas kuwaas ooo ka koobnaa sadex qodob oo ah in shuruud la’aan ay lacagta ku qaatana ganacsatadu .

Madaxa arimaha bulshada gobolka hiran oo xusein cismaan oo oo radio daljir uu xiriir la sameeyay ayaa sheegay inay wadaan dhaqan gainta go,aamadii maamulka gobolkka hiraan ayna socota baarista wixii keenay iinay ganacsatadu diido  lacagta shilin soomalig aha .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: