Burtinle: Shir Nadaafadda iyo Shuban-biyoodka (dhegayso)

Burtinle: Shir Nadaafadda iyo Shuban-biyoodka (dhegayso)

Shir looga arinsanayey xaaladda shuban-biyoodka iyo nadaafad darrada Burtinle ayaa waxaa lagu qabtay hoolka shirarka ee degmada. Shirka waxaa ka soo qaybgalay maamulka degmada, hay’adaha samafalka deegaanka, hay’adda masiibooyinka Puntland, iyo bahda caafimaadka Burtinle.

Warbixinta waxaa inoo haya Xaaji Farateeb.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com